Milateriga Israel oo saaka shacab hor leh ku laayey degaanka Rafax (Sawirro)

Duqeymaha cirka ee Israel ayaa Talaadadii maanta waxay ku dileen ugu yaraan 17 falastiiniyiin ah laba ka mid ah xerooyinka qaxootiga ee taariikhiga ah ee Marinka Gaza, taangiyada Israel ayaa si qoto dheer ugu sii durkay magaalada koonfurta ku taal ee Rafah, sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo dhakhaatiirta caafimaadka. Dadka deegaanka ayaa ku soo … Continue reading Milateriga Israel oo saaka shacab hor leh ku laayey degaanka Rafax (Sawirro)